Bulshada Soomaaliland Oo Loogu baaqay in ay ka qayb qaatan ilaalinta Nabad geliyada.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo ay iskugu yimaadeen dhamaan saraakiisha booliska soomaaliland ayaa shir gudoominayay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliland Sareeye Gaas Mohamed Aadan , waxaana Shirka Oo Mudada Uu Socday Si weyn La iskula Lafa Guray Adkaynta Nabadda guud ahaan deegaanada Maamulka Soomaliland iyo Ilaalinta Anshaxa Suuban Ayaa La iskula Qaatay In Wadajir Wax Looga Qabto Iyada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliland Hoosta Ka Xariiqay Inay Ka Go’antahay Wax Ka Qabashada Dhamaan Qodobada Uu Ku Saabsana Shirka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf HasyngÂ