Qoysas ka soo barakacay Tuulada Iji oo gargaar loogu qeybiyey Magaalada Ceelbaraf.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Sidra oo wakiil ka ah dowladda Imaaraatka carabta ayaa waxay deeq Raashiin ah gaarsiisay in ka badan 500 oo qoys oo kasoo barakacay colaad beeleedka deegaanka Iji ee Gobalka Sh/dhexe kuwaasi hada ku sugan Magaalada Ceel baraf.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ