Qoys danyar ku dhibaateysan Baydhabo Oo Guri Loo dhisay.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoyskan danyarta ah oo ku nool kaam ku yaalo duleedka magaalada baydhabo ayaa loo dhisay guri ka sameysan jiingad ay deegaansadaan, Wax ay hore u degnaayeen buush iyagoona dalbaday in la Caawiyo maadama lagu guda jiro Xiliga Guga, Waxaana baaqeeda ka soo Jawaabtay deeqa oo ah gabar ku nool dalka dibadiisa.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ