Ganacsatada yaryar Magaalada Baraawe Oo Loogu baaqey in ay wadooyinka baneeyaan.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha maamulka degmada baraawe Cumar sheikh Abdi Shafaani ayaa kormerey suuqyada kala duwan ee magalada oo laga dareemeyaao u diyaar garowga maalinta ciidul fidriga, waxaana gudoomiayaha kormeerka ku wehelinaayey gudoomiyaha xoghayaha dowlada hoose ee degmada iyo xubno kale, Waxaana Kormeerka ujeedkiisa ahaa u kuurgalida hanaanka ganacasi ee magaalada.

Xoghayaha Dowlada hoose ee degmada Baraawe Ahmed Haaji Xasan ayaa bulshada ku ganacastada hareeraha wadooyinka kala hadaley inay ka fogadaan si aan u noqon wadooyinka kuwa cariiri ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ