Munaasabad Lagu soo xiraayay Tartan Qur’aan Akhris Oo Lagu qabtay Degmada Xeraale.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka Xifdiga Qur’aanka kariimka oo ay soo agaasintay Mu,asasada Al-shaadiwiya ka howl gasha degmada Xeraale Gobolka Galguduud ayaa munaasabad lagu soo xiraayay Tartanka waxaa ka soo qeyb galay Culimo ,macalimiin, maamulka degmada Xeraale, waladiinta iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ