Hay’adda Al Mahsin foundation Oo Baydhabo Ka Bilowday Mashruuca Qaybinta Zakaatul Fidriga.

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gargaarkan oo gaarayey 646 tan Raashiin ah oo looga talgalay Zakaatul Fitriga ayaa Hay’ada Al Mahsin foundation oo kaashanaysa hay’adda Gargaarka Bani,aadanimada ee Boqor Salmaan Magaalada Baydhabo waxay ugu qeybisay Saddex Kun oo Qoysas Dan yar ah.

Goobta Zakaatul Fidhriga Lagu Wareejinayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka socota maamulka degamada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi