Kulan Looga hadlayay Amniga goobaha ciidda loo asteeyey Oo Lagu qabtay Garoowe.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Caasimada Gobolka Nugaal ayaa yeeshey kulankoo Todobaadlaha ahaa ee looga hadlaayey Amniga Caasimada iyo u diyaargarowga Maalinta Ciida iyo sidii Shacabka Gobolka Nugaal ay sugi lahaayeen goobaha lagu tukanaayo Salaada Ciida

Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa ka warbixiyey kulan amniga ku saabsanaa oo ay yeesheen gudigu amniga iyo kormeer gudoomiyuhu uu ku tagay suuqyada caasumadda xilli bulshadu ku mashquulsantahay iibsashada agabyada ciidda.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani