In ka badan 20 Arday Oo Degmada Awdheegle Loogu soo gaba-gabeeyay Tartan Qur’aanka kariimka.

0
62

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Tartanka Qur’aanka Kariimaka Oo Ka Sooday Intii lagu gudi jiray Bisha barkaysan ee Ramadaan oo lagu soo soo gaba-gabeeyay degmada Awdheegle ayaa loo qabatay dhamaan aradayda quraanka ka barta Madaariista ku yaalo degmada Awdheegle.

Munaasabada tartaanka laga sooxirayeY waxaa goob joog ka ahaa Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ,Madaxa Wacyi Galinta taliska ciidiinka dhulka, maamulka degmada Awdheegle , ardaydii kaalimaha hore ka galay tartaankan ayaa munaasabada hadiyada lagu gudoonsiiyay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ