Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo laga dareemayo diyaar garowga Maalmaha Ciida.

0
74

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Carwooyinka ku yaalla magaalada Baydhab oo lagu iibiyo dharka Noocyada kala duwan Ee dumarka ayaa waxaa si aad ah looga dareemaya mashquul iyo diyaar garow xoogan oo la xiriira maalinta Ciidul fidriga ee maalmo kooban ay ka harsan yihiin.

marka aad joogta carwooyiinka iyo Suuqyada waxaad ku arkeysaa xilligan waalidiin fara badan, kuwaasi oo soo kaxeeyay caruurtooda si ay ugu soo iibiyaan dharka Ciida.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi