Olole Nadaafadeed Oo Laga sameeyay Suuqa Ganacsiga Magaalada Xudur.

0
87

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Iyadoo lagu guda jiraa xilli roobaad oo nadaafa darida keeni karta xaalado caafimaad oo deg deg ah ayaa waxaa Maamulka degmada xuddur uu hogaaminayo Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud bilaabay olole nadaafadeed oo maanta lagu nadiifiyey wadooyinka qaar ee magaalada xuddur, ololaha waxa qeyb ka ahaa cutubyo ka tirsan ciidamada itoobiya ee fariisinka ku leh magaalada xuddur.

Ololahan nadaafdeed laga bilaabay magalaada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool ayaa loogu magac daray “Iftiin” kaasi oo lagu nadiifinayo dhamaan gudaha magaalada iyo banaanka magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng