Warbixin Ku Saabsan Sida Dadka Barakacayaasha ah Lagu Gaarsin karo Adeegyada ay u baahan yihiin.

0
56

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Boqolaal Baracayaal ah ee ku nool Deeganada Maamulka KG, gaar ahaan Magaalada Baydhabo, ayaa u baahan Adeegya kala duwan sida, Caafimaadka, Waxbarashada Shaga Abuurka, Musqulo Biye nadiif ah iyo in adeegyada guud ee nolosha lagu taageero.

Warkung walib nig haaye Abdygaadir Mathey Nur War’ady