Hormar dhanka Amniga ah Oo Laga Dareemayo Degmada Caabudwaaq.

0
62

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Amaanka iyo nabadu waa hormarka ay bulsha welba ku hamiyaan in ay helaan marwelba, degmada Caabudwaaq waxey ka mid ah tahay degmooyinka uga dadka badan degaanada galmudug waxaana ay qeybka tahay magaaloyinka sida aadka ah ay uga jirta xasiloonida iyo nabada taasi oo ay si aad ah uga wada faraxsanyihin bulshada guud.

Sugida amaanka ee degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku dedaaley guud ahaan laamaha amaanka ee degmada ayigoona siyaabo kala duwan uga xurey naftooda waxaana ay howlgalo kala duwan ay ka sameeyaan gudd ahaan xaafadaha degmada iyo tuuloyinka u dhow dhow si ay buslahada u lehaan amaan laga wada simanyahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir