Dooni Nooca la buufiyo ah Oo Lagu Wareejiyay Wasaarada Gargaarka Hirshabeelle.

0
63

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Iyadoo cabsi laga qabo sida ay Saadaasha Roobabka Gu’ga muujinayan iyo Digninihii maalmo ka hor ka soo baxay Hay’adda SoDMA ee ahaa in roobka gu’ga ee haatan ka curtay qaybo kamid ah dalka uu sababi karo daadad iyo fatahaado loona bahanyahay feejignaan dheeri ah ayaa maanta waxa ay SoDMA ku wareejisay Dooni Nooca la buufiyo ah Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle taas oo loogu talagalay Degmada Balcad.

Doonidaan ayaa loogu talagalay hadii ay dhacdo Khatar la mid ah tii xaaladii El-Niño loogu badbaadiyo nolasha iyo hantida Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool degmada Balcad.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here