Shaxda Laga Yaabo In Ay Arsenal Kaga Hor Tagto Brighton.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Arsenal ayaa marti u noqonaysa kooxda Brighton kulan ka tirsan premier League iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha xidhiidhka ah

Mikel Arteta iyo kooxdiisa ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay guul ka gaadhaan Brighton si ay u sii wadaan rajadooda horyaalka.

Arteta ayaa la filayaa in uu ku soo galo shaxda ugu adag ee suurtagalka ah iyada oo ay xiddigaha dhaawaca uga maqan ka soo kacayan dhaawacii.

Saka aya ala filayaa in uu taam u noqdo kulankan kuna bilowdo kulanka kadib markii uu dhaawac ku seegay kulankii ugu dambeeyay ee kooxdiisa.

Halkan Kaga Bogo shaxda suurtagalka ah.

Raya; White, Saliba, Gabriel, Kiwior; Odegaard, Jorginho, Rice; Saka, Havertz, Martinelli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here