Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Ganacsiga Oo Lagu Qabtay Baladweyne.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay isuga yimaadeen Masuuliyiinta rugta ganacasiga iyo wasiirka wasarada ganacsiga ee maamulka Hirshbeele ayaa ahaa mid looga arinsanaayey arimaha ganacasiga ee gobolka ayigoona guud ahaanba Masuuliyiinta ay is dhaafsadeen fikrado kala duwan oo hormar u horseedi kara arimaha ganacasiga ee degaanada maamulka Hirshabeele, waxaana uu kulanka ka qabsoomey magalada baladweyne

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here