Khasaaro hantiyadeed oo ka dhashay Dab xoogan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 50 Carwo oo lagu iibinaayey Dharka Ciidda ee Sanadkan iyo goobo kale oo gabi ahaanba Dabkan xooggan ee ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha kaas oo geystey qasaara kala duwan.

Qaar ka mid ah ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ka hadlay dhibaatada ku timid ganacsigaasi, waxayna dowladda u sheegeen in ay Gurmad u baahan yihiin.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here