Jubaland Oo La Wareegtey Deeq Macaawina ah.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Lagu wareejiyey Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maamulka Jubbaland ayaa ah 4000 tan oo isugu jirta timir iyo raashin islamarkaana ka timid Hayada maaraynta musiiboyinka ee SODMA.

Suleymaan Sheekh Ibraahim oo ku hadlaayey Afka maamulka dekada Kismaayo ayaa ka war bixiyey deeqdan isagoona ku wareejiyey Agaasimaha guud ee wasaaradda gargaarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here