Qoysas ku nool Baydhabo Oo loo qeybiyey Dharka Ciida Caruurtooda.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 50 qoysas dan yar ah ayaa maanta ururka u dooda xaquuqda Gabdhaha ee loo Yaqaano Somali Girls Rights Development Organization waxaa uu u qeybiyey Raashin iyo dharkii ciida.

Qaar ka mid ah dadka danta yer ee ka faaideystey deeqdaan Raashiinka iyo Dharka Ciida ah ayaa wxaa ay ka mahadnaqeen waxyaabaha ay maanta loo qeybiyey.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here