Deeq Raashin ah Oo La gaarsiiyey Qoysas danyar ah ku nool Baydhabo.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad kun oo qoys danyar ah laga soo kala xulay xaafada iyo kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo ayaa la gaarsiiyey deeq isugu jirta Bariis,Saliid iyo Timir taas oo ka timid wasiir ku xigeenka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta XFS Saalax Shariif Siidkey isagoo u gartey in dadkaan laga garab siiyo baahiyaadkooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here