Odoyaasha Dhaqanka Degmada Waajid Oo Baaq Nabadeed u direy Beelo ku dagaalamay Diinsoor.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii Todobaad ee ugu dambeysey Waxaa Degmada Diinsoor ka dhacaayey Dagaal u dhxeeya laba beelo oo halkaasi wada degan kaas oo geystey Qasaara isugu jira dhimisha iyo dhaawac sidoo kalana ay ku barakeceen Qoysas badan si aysan dhibaata uga gaarin dagaalka halkaasi ka socdey

Waxaa mudooyinkan iska soo daba dhacaayey baaqyada Loo diraayey dadkaas walaala ah dirirtu u dhexeeysa Odoyaasha dhaqanka Degmada Waajid oo Shir jaraaid halkaasi ku qabtey ayaa ugu baaqey dadkaas dagaalamaya in ay dagaalka joojiyaan oo ay Nabada ku wada noolaadaan,Bulshada ay ku kor dagaalamayaan ay yihiin kuwa daruufo kala duwan ku jirta oo aan loogu sii darin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here