Maamulka Degmada Xeraale oo ku guulaystay Furitaanka wadooyin ka xirnaa Bulshada.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Furitaanka Wadooynkan ayaa ah kuwa Muhiim u ah iska socodka dadka iyo Gaadiidka kuwaas oo markii hore Ciriiri badan ka jirey waxaa sidoo kale adkaa hirgelinta Ganacsiga kala duwan.

Maamulka Deegaanka Xeraale oo kaa shaanaya Bulshada ayaa bilaabey Ololahan lagu furayo wadooyinka si loo helo waadooyin waasac ah oo fududeyn kara Nolosha Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here