Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Awdiinle ayaa waxaa laga Dhegax dhigey Saldhig Police oo markii ugu horeysey uuu Yeelan doono Deegaanka , Waxaana Dhagaxdhiga Sameeyey Wasiirka Wasaarada Aminiga KGS oo ay Wehliyaan Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Taliyaashada Police-ka Degmada Baydhabo iyo Kan Gobolka Baay
Xasan Isxaaq Yuusuf Taliyaha Saldhiga Deedaanka Awdiinle ayaa waxaa uu Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ugu Mahadceliyey Hirgalinta Saldhigaan kaasi oo uu sheegey in uu wax badan ka bedeli doono Amniga iyo Xasiloona Deegaanka
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani