Imtixaan lagu Tijaabinayo Aqoonta Ardeyda Machadka Al Qamar oo ka bilowday Baydhabo

0
372

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeyda iskuulka Al Qamar Educational Academy oo u fadhisteen imitixaanka guud inta lagu gudi jiro bisha barkaysan Ee Ramadaan si ay loo agaado waxaayabaha ay barteen goobta Imtaxaanka lagu qaadayey waxaa goob joog ahaa macalimiinta iyo maamulka iskuulka al qamar

Qaar kamid ah aradayda iskuulka Al.Qamar Educational Academy ayaa ka warbixiyeen waxaayabaha aya ka filaayaan natiijada imitixaanka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here