Qoysas danyar ah Deeq Raashiin ah Loogu qeybiyey Deegaanka Dareedisha

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashiinka ayaa waxaa ka faai’deystey ku dhawaad Kun Qoys oo tabaaleysan kuna nool Deeganka Tareedisho Ee Gobolka Shabeelaha kuwaas oo meela kala duwan ka soo Barakacay ,Waxaana la gaarsiiyey Bur Bariis Baasto Caano Sonkor iyo Saliid si inta Bisha Ramadaan ka dhiman uga moodaan

Deeqdan ayaa waxaa dadkaas gaarsiiyey Hey’adda Sidra oo wakiil ka ah Dowlada Imaaraadka Carabta, Aweys Mahamed Aweyd Madaxa Hey’adda Sidra ayaa ka hadlay deeqdan ay dadkaas gaarsiiyey isagoo dhanka kale sheegey in arkeen dadkaas ay wajahayaan duruufo adag oo ugu horeyso Biyo La,aan iyo Caafimaad daro

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here