Maamulka Gobolka Banaadir Oo Goob fagaara ah ku gubay Waxyaabaha Maanka Dooriya

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalooyinka dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanaya ganacasato ka ganacasata daraagisla qeybahiisa kale duwan ayigoona ka iibsada Bulshada qarkood kuwaasi oo kala kulma saameyn Caafimaad daro iyo jiritaanka qofnimada qofka isticimaala maandooriyaha.

Gudoomiyaha gobolka banaadir Yuusif Xuseen Jimcaale oo howlgal lagu xiraaya goobaha lagu iibiya daraagiska ee magalada muqdisho ku wehelinaayey qaar ka mid ah laamaha amaanka ee gobolka ayaa ganacasatada uga digey in ay joojiyaan daraagiska ku soo qul qulaaya gudaha Caasimad Dalka asigoona laamaha amaanka farey in ay la shaqeyaan ciidinka uu u hilsarey la degaalanka anshaxa iyo maandooriyaha

Warkung walib nig haayte Mariing Maallyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here