Qalab Caafimaadka Oo Lagu wareejiyey Maamulka Isbitaalka Degmada Marko

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qalabkan Caafimaad Oo ay ku wareejisey Hay’ada Human bridg oo ah Hey’ad ay leeyihiin qurba joogta Soomaaliyeed Wasaarada Caafimaadka XFS ayaa waxaa loogu talagaley Isbitaalada Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose kaas oo waxbadan ka taridoona adeegga Caafimaadka isbitaalka bixiyo waxaana lagu wareejiyey Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Dowlada Soomaaliya

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here