Caruurta Agoonta Taakulo Degmada Caabudwaaq Oo Loogu deeqay Lacag ay ku ciidaan.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad kooban oo lagu Ciidsiinayey Carruurta agoonta ah ee ku nool xarunta Taakulo ee degmada Caabudwaaq ayaa loogu deeqey lacag ay ku ciidaan,kuwaas oo gaaraya in kabadan 60 Ardey si loo dareensiiyo Maalmaha Faraxada Ciida

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Caabudwaaq,Waalidiin iyo Maamulka Macalimiinta Xarunta Agoonta Ee Taakulo iyo Marti Sharaf kale iyadoona halkaasi lagu gudoon siiyey Waalidiinta Ardeyda Lacagtii loogu tala galay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here