Mashruuc Ku saabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Oo Laga dahfuray Baydhabo.

0
56

Daahfurka Mashruucaan Kusaabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Digniinaha Qatarta iyo Wacyigelintooda yaa Waxaa Kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan Dowlada KGS Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Xildhibaan Mas’uuliyiin Kakala Socotay Wasaaradaha Amniga, Arimaha Gudaha iyo Haweenka KG iyagoo halkaasi ku biiriyey aragtidooda ku saabsan Mashruucan iyo Muhiimada uu Bulshada u leeyahay.

Mashruucan Ku saabsan Nabadaynta iyo Xasilinta Digniinaha Qatarta iyo Wacyigelintooda ayaa waxa soo qaban qaabisay ururka baay woman.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here