Hooyooyin Ku Nool Xeriyaha Barakacayaasha Burco Oo Dalbaday in Caruurtooda Madaraso loo dhiso.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasadan Ali Xuseen oo ka sameysan jiingad islamarkaana ku dhax taala kaamka Magaalada Burco waxaana dhigata Arday tiro badan waxay dhibaato ku qabaan Madarasada oo yar iyo Xiliyada Kuleyka iyo Qabowga jira aysan Ardeyda ka celin karin

Bulshada iyo macalimiinta madarasada Cali xuseen oo dareemey Culeyska iyo dhibaatada Caruurtaas ayaa Bulshada Muxsinka ka codsaday inay ka qayb qaadashada dhismaha madarasadan maadaama lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here