Puntland Oo ka hortageysa halista Sii faafida Cudurka Shuban biyoodka ka dilaacey Deeganadaas.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan ay isuga yimadeen gudi ay ka kooban yihiin madaxtooyada, wasaaraddaha qaarkood ee maamulka puntaland, wakaalada biyaha iyo dawladda hoose degmada garowe ayaa ahaa mid looga hadlaayey xakamaynta iyo ka hortaga cudurada faafa loogana jawaabo cudurada faafa ee ka jira Puntland iyo hortago sidii looga hortagi lahaa Cudurada imaan doona xili roobaadka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here