Barakacayaal ku nool Deegaanka Jaziira Oo dalbadey in la Caawiyo.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 3000 oo Qoys oo ahaa Dadkii dhawaan kasoo barakacay Deegaanada Dhaca Xeebta Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ah kuwa xaalada nolal xuma ku haysata degaanka jaziira ee Degmada Afgooye

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magaalada oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Deegaanka Jasiira iyo iskuduwaha Arimaha Gargaarka Gobolka oo Kormeeray ayaa dadka danyarta ah ka wareystey sida ay tahay xaladooda iyo sababta ay uga soo barakacen degaanadooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here