Dowladda ismaamulka Wajeer oo deeq raashiin ah gaarsiisay dad danyar ah.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Ismaamulka Wajeer ayaa Xariga ka jarey Dhowr gaari oo Raashiin ah kuwaasi oo loogu talagalay in lagu Afuriyo inta Bisha Barakeysan ee Ramadaan dadka Masaakiinta ah ee ku dhaqan ismaamulka Wajeer .

Gudoomiyaha kuxigeenka Ismaamulka Wajeer Axmed Muxumad Caato ayaa sheegey in deeqdaan loogu talagay in la gaarsiiyo 12 Kun oo qoys oo ku dhaqan guud ahaan ismaamulka soomaalida ee Wajeer.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here