Hoos u dhac laga dareemayo Qiimaha Khudaarta Suuqyada Magaalada Baardheere.

0
49

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Markii ugu horeysey Suuqyada Qudaarta ah ee lagu iibiyo Degmada Baardheere ayaa waxaa laga dareemayaa Hoos u dhac daran oo ku aadan qiimaha Qudaarta

Qaar ka mid Haweenka iibiyaha Qudaarta ee ku dhaqan Degmada baardheere ayaa waxaa ay sheegeeen in bilihii u danbeeyey ay bilaabatey hoos u dhaca qiimaha khudaarta

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here