Odayaasha Dhaqanka KG Oo ugu baaqey Beelaha Diinsoor ku dagaalamaya in ay qaatan Nabad.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan jaraa’id ee ay magalada Baydhabo ku qabteen odoyaasha dhaqanka KG ayaa waxaa looga hadlaayey in ay muhiim tahay in heshiis dhaxmaro beelo walal ah oo maalmihii u danbeeyey ku degaalmaaya degmada diinsoor ee gobolka baay taasina sababatey dhibaato fara badan oo ay bulshada dareemen sida in ay joogsadaan ganacsiga waxbarshada caafimaadka iyo isu socodka bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here