Dowladda ismaamulka Mandera oo raashiin gaarsiisay 3,000 oo culimo ah.

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan raashinka oo looga tala galey in ay ku afuraan inta dhiman bisha barakeysan ee ramadaan culmada degaanada ismaamulka mandheera ka gudoomey dowlada ismaamulka mandheera.

Gudoomiya ku xigeenka ismaamulka mandheera Dr.Cali Macalin iyo mid ka mid ah masuuliyiinta wasarada hormarinta bulshada ee ismaamulka mandheera ayaa faafaahiyey sida ay culimada uga faa’ideysan doonaan deeqdaan raashinka ah ee la soo gaarsiiyey

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here