Dowlada Hoose Hargeysa oo Olale Nadaafadeed ka Fulisey Xabaalaha Baqiiiq.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmooyinka Ibraahim Goodbuur , 26 June iyo Degmada Macalin Haaruun ayaa waxaa laga sameeyey Olale nadaafadeed oo bilwalba ay Sameeyan Xaafadaha Hargeysa waxaana todobaadkaan laga Sameeyey Xabaalaha Baqiic

Gudoomiyaasha Degmooyinka Degmooyinka Ibraahim Goodbuur , 26 June iyo Degmada Macalin Haaruun oo Olalaha ka dib ka hadlay nadaafada ay ka sameeyeen Xabaalaha ayaa waxaa ay bulshada ugu baaqeen in aysan Qashinka ku shubin xabaalaha oo Xaqooda ay ilaaliyaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here