Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Oo Baaq Nabadeed u diray Beelo ku dagaalamaya Diinsoor.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada diinsoor ee gobolka baay ayaa maalmahii uga danbeyey waxaa ku degaalmaayey labo belood oo degan degmada iyo degaanada hoosyimaada kaasi oo geystey qaraaso isuga jirta dhimasho iyo dhaawaca, bulshada ku nool deganakaasina uu ku abuurmey welwel fara badan maadama korkooda lagu dalgaamey sidoo kelana waxaa ay saameyn kala duwan ku yaalety isu socodka bulshada ganacasiga waxbarshada caafimaadka.

Kulan ay isuga yimadeen magalada baydhabo ururada haweenka koonfur galbeed ee soomaliya ayaa waxey baaq nabadeed u wada direen beelaha walalaha ah ee ku degaalmaaya degmada diinsoor si bulshada ay uga wada shaqeyaan nabada guud ee degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here