Madaxweynaha KG Oo Cafis u fidiyey Maxaabiis ay dhowaan xukuntay Maxkamadda Degmada Baraawe.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sedexdan Maxbuus uu Madaxweynaha KG Cafiska u Fidiyey ayaa ah kuwa dhawaan Maxkamada Degmada Baraawe xukuntey, kadib markii lagu heley dembi ah in ay ka ganacsadeen islamarkaan isticmaaleen waxyaabaha Maanka dooriya horey Dowlada amar uga soo saartey

Goobta Lagu sii deynaayey Maxaabiistaan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada Baraawe Xeer ilaalinta iyo Odoyaasha dhaqanka Deegaanka ugu horey waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamada Degmada iyo qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka iyagoo marka hore u mahadceliyey Madaxweynaha Maxaabiista la sii daayeyna dardaaran iyo Talooyin siiyeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here