Beelo ku Dagaalamaya Degmada Diinsoor Oo Loogu baaqey in ay Xabada joojiyaan.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Diinsoor ee Gobolka baay waxaa maalmihii u danbeeyey ka socdey Dagaalo u Dhaxeeya Labo Beelood oo walaalaha oo ada dega degmada

Odayaassha dhaqanka iyo Culimada deegaan ayaa mudo wado Waan waan ku aadan sidii lagu lagu joojin lahaa Dagaalkaasi u dhaxeeya labada beelood ee walaalaha ah ee deegaanka wada dega.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here