Gobolka Banaadir oo Amar ku bixiyay in aan Ceel la qodi karin Fasax la’aan

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu soosaarey Amar ah in aan Ceelal biyoodyo laga qodi karin gobolka Banaadir iyadoo oo aan wax fasax ah laga heysan waxda Biyaha iyo Degaanka Gobolka Banaadi waxaana Maamulka Sheegey in Shirkadaha Biyaha iyo Hey’addaha ka shaqeeya Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada looga baahanyahay in ay soomaraan Waxda biyaha iyo Deegaanka Gobolka

Saalax Xassan Cumar Afhayeenka Gobolka banaadir ayaa warbaahinta u Akhriyey Warqad ka soobaxdey xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuuf Jimcaale madaale

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here