Tartanka Qur’aan Kariimka Bisha Ramadaan oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan Ee Qaranka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Wasiiro iyo Xilidhibaano ka socday Dowladda Fedaraalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir .

Tartaanka oo ay ka qeyb galayeen Ardey ka socotey Jubland, KG, Banaadir, Hirshabeele , Galmudug iyo Maamulka Qaatamu ugu horeyn waxaa munaasabada xiritaanka tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan Ee Qaranka ayaa ku dhawaaqay Natiijada Gudoomiyaha Gudiga Shariif Ibraahim Abadullaahi

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here