Dhalinyaradda Deegaanka Dhagax-dheer Oo la gaarsiiyey Agabka Ciyaaraha

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar kamid ah Mas’uuliyiinta xisbiga Waddani Soomaaliland kana soo jeeda deeganada Dharyalay, Dhagax-dheer, Taalabuur iyo Sibidhlay  ayaa Agab kala duwan ee Ciyaraha kubada Cagta gaarsiiyay deegaanadaasi si Ay  u dhiiri geliyaan Dhalinyaradda Sports Jecel in ay Ciyaaraan

Maxamed Bare oo ka mid ah Mas’uuliyintaasi xisbiga Waddani Soomaaliland si gaar ahna wakiil uga ahaa aqabkan Ciyaaraha ayaa aqabka ku wareejiyey dhalinyarada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maalyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here