Olole dib Loogu Furayo wadooyinka Biyo Mareenada Oo ka bilowdey Qardho

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Mareenta daadadka Magaalada Qardho iyo Maamulka Degmada ayaa Waxay si rasmi ah u Dah-fureen wejiga 1aad ee Burburinta dhismayaasha ku yaala goobaha miyo-mareenka ah ee Magaalada, qorshahan ayaa qeyb ka ah Barnaamij Dowalada Hoose Degmada qardho oo Kaashanayasa Maamulka Puntland oo doonaya si xal waaro loogu helo daadadka Magaalada Qardho oo gaysto khasaaro sanad kasta

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here