Ganacsatada ku iibisa Hilibka Suuqyada Baydhabo Oo Ramadaanka Fursado dhaqaale ka heley

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Marka Bisha Ramadaan la gaaro Kawaanada lagu iibiya qeybaha kala duwan ee hilib Magaalada Baydhabo waxaa is bedela qiimaha Hilibka Noocyadiisa kala duwan maadama ay Bulshada si weyn u iibsata waxayna taasi sheqo abuur ka hela dhalinyaro fara badan lacag fiican ka sameeya taas oo Nolosha qoysaskooda wax uqabta

Qaar ka mid ah dhalinyarada iibisa hilibka ee suuqyada magalada Baydhabo ayaa waxey faafaxin ka bixiyeen sida ay tahay shaqadooda waqtigaan caqabadaha mararka qaar Ganacsigooda soo wajaha iyo xiliyada ay faaidaan

Warkung waliba nig haayte Marring Maallyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here