Maxkamada Degmada Baraawe oo Xukun ku riday dad lagu soo qabtay Waxyaabaha maanka Dooriya.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxkamadeynta ragaan ku eedeysanaa ka ganacasiga isticimaalka waxyaabaha maanka dooriya ayaa maxkamada degmada baraawe ku qaadey xarunta maxkamada degmada ayigoona ay goob jog ka ahaa maxkamada waaladiinta eedeysaniyaasha iyo qaar ka mid ah odoyaasha beeralaha ay ka soo jedaan ee degmada baraawe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here