Madaxweynaha KG oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay U qaabilsan Arimaha Somaliya

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulanka Qaatay Mudo Saacad ah Una dhexeeyay Madaxweynaha Dowlada Goboleedka K/Galbeed iyo Wakiilka Gaarka ah QM Arimaha Somalia Jemes swn oo Wafdigiisa Ku wehliyey Madaxa Unicef Somalia ayaa ku kulmeen Madaxtooyada K/Galbeed waxayna ay Kawada Hadleen Hormrinta Biyaha Caafimaadka Taageerida Doorooshooyinka Dalka Gaar ahaan Xulista Barlamaanka K/Galbeed Ilaalinta Caruurta ay Balan qaatay Hey,adda Uniscef inay Gacan Ka geeysan doonaan.

Kulanka Marka uu Soo dhhamaaday Waxaa Si wada jir ah Warbaahinta U la Hadlay Ergiga QM Somalia Jemes Swan Iyo Madaxweynah Dowlad Goboleedka K/Galbeed Somalia Madaxweyne Abdacasiis Hassan Mahamd Lafatagreen Oo Sheegay In Qodobadadii Laga wada Halay dhamaantood La isku Af Fahmay in Wax Laga Qabto oo ay U ga Horeyso Wax Kaqabashada Arimaha Biyaha iyo Caafimaadka Warbixin guudna ka bixisay Xukumadisa Arimaha ay Wax ka qabanayaan.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here