Dhalinyaro is xilqaantay Oo Deeq Afurin ah Ku wareejiyay Hooyo ku Nool Degmada Doolow.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hooyadan ku Xanuunsan Kaam ku yaala Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa horey u dalbadtey in la Caawiyo maadama Xanuun iyo duruuf isku darsatey iyadoo weysey qof ka taageera Caafimadkeeda

Qaar ka mid ah dhalinyarada ku bohoowdey Caawinta dadka danyarta ah oo ka jabaabayo baaqa Hooyadan ayaa deeq afur ah gaarsiiyey iyada iyo Qoyskeeda ku nool kaamka kuwaas ku jira duruufo kala duwan dhalinyarada ayaa Bulshada wax heysata ugu baqeen in ay garab istaagaan dadka masaakiinta ah ee baahan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here