Warbixin:- Sidee dib Loogu Celin karaa dadka Barakacayaasha ah Deeganadooda?

0
49

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Abaaraha,Daadadka, Fatahaadaha iyo Colaadaha dalkeena ku soo lalaabteen waxay sababeen in Malaayin qof ay deeganadooda ka barakacaan waxay saameyn kuu yeesheen nolosha bulshada inteeda kale,inkastoo dad badan ay deegaankooda ku laabtaan hadana waxaa jira kumanaan mudo barakac ah aysan u suu roobin in ay laabtaan.

Hadaba Sidee loo dib loogu Celin karaa dadka Barakacayaasha ah islamarkaana loogu abuuri karaa Nolol ka wanaangsan mid ay hada ku heystaan Xeryaha Barakacayaasha ay mudad degan yihiin waxaa ka jabaabayo Idiris Abdi Taqtar Oo Aqoonyahanada islamarkaana horey u soo noqdey Xilibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here