Bulshada Wajeer Oo laga codsaday dhameystirka dbismaha Dugsi Quraan.

0
59

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy)Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Madarasada Iqra ee Xaafada Cali macow ee Magaalada Wajeer ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhameeystirka dhismaha madarasada oo qof samafale ah ku deeqay dhulka loo dhisayo madarasada.

Madarasada Iqra ayaa ku dhawaad dhowr sano waxaa ardeyda wax lagu baraayay dhul uusan dugsi laheyn, waxaana wax ka barta caruur agoomaha iyo kuwa danyara ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here