Maamulka Xarunta Agoonta Laascaanood Oo ku baaqey Ciidsiinta Caruurta.

0
39

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy)Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ku jirta Carruur fara badan oo agoon ah isagu jira Wiilal iyo Gabdho islamarkana danyar ah kuwaas oo u baahan in laga garab istaago baahiyaadka Noloshooda oo xiligaan ugu horeyso sidii Caruurta kale asaagooda loola Ciid siin lahaa Maadama qaar kood waalidkood ay dhinteen halka qaar kalana ay danyar yihiin.

 

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here